Madaxweyne Biixi Oo Soo Xiray Wejiga 1-aad ee Barnaamijka Shaqo Qaran (Daawo Sawirada)

Madaxweynaha  Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta si rasmi ah u soo xidhay wejiga koowaad ee barnaamujka carbiska dhallinyarada ee shaqo qaran oo muddo bilo ah ka socday deegaanka Darar-weyne ee duleedka caasimadda Hargeysa. Munaasibadda uu madaxweynuhu kusoo xidhay wejiga koowaad ee barnaamujka shaqo qaran, ayaa waxa ka qaybgalay xubno kamid ah golaha wasiirrada, … Continue reading Madaxweyne Biixi Oo Soo Xiray Wejiga 1-aad ee Barnaamijka Shaqo Qaran (Daawo Sawirada)